Isdiiwaangeli si aad cod u dhiibato ama cusboonaysii diiwaangelintaada

Marka aad isdiiwaangeliso, waxaad cod ku dhiiban kartaa doorashooyinka qaran, gobol, iyo kuwa maxalli ah.