Is diiwaan geli si aad uga codeyso Connecticut

Connecticut port town inlet with white clapboard houses and boats at dusk

Sida la isugu diiwaan geliyo si’ loo codeeyo

Bilow is diiwaangelintaada onlyanka ah (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka Connecticut.

Waxaad sidoo kale isku diiwaangelin kartaa inaad ku codayso boostada ama qof ahaan (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka Connecticut.

Wakhtiyada kama dambaysta ah ee diiwaangelinta codbixiyayaasha

Wakhtiyada kama dambaysta ah ee diiwaangelinta codbixiyaha ee doorashada Talaada, Nofeembar 5, 2024

  • Is diiwaangelinta online-ka ee kama dambaysta ah:
  • Is-diwaangeli wakhtiga kama dambaysta ah ee boostada: Waa in boostadu qabataa
  • Isdiiwaangelinta qof-ahaaneed ee kama dambaysta ah:

Sida loo hubiyo isdiiwaangelintaada cod-bixiyaha

Waxaad sugi kartaa xaaladda diiwaangelinta codbixintaada (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka Connecticut.

Siyaabo kale oo la isu diwaangeliyo si loo codeeyo.

Waxa kale oo aad kasoo degsan kartaa Foomka Diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha Qaranka (PDF) diyaar ah kuna qoran af Ingiriis iyo luqadood oo dheeraad ah daaqadda furanta hoose (National Voter Registration Form (PDF)) (Ingiriis).

waqtiga lala socodsiiyay: 30 Luulyo, 2024