Is diiwaan geli si aad uga codeyso Mississippi

Mississippi river bank with river boat and cantilevered truss bridge in the background

Sida la isugu diiwaan geliyo si’ loo codeeyo

Diiwaangelinta onlaynka hadda lama heli karo. Soo ogow siyaabo la isu diwaangeliyo (oo af Ingiriis ah) si aad uga codayso bogga gobolka Mississippi.

Wakhtiyada kama dambaysta ah ee diiwaangelinta codbixiyayaasha

Wakhtiyada kama dambaysta ah ee diiwaangelinta codbixiyaha ee doorashada Talaada, Nofeembar 5, 2024

  • Is-diwaangeli wakhtiga kama dambaysta ah ee boostada: Waa in boostadu qabataa
  • Isdiiwaangelinta qof-ahaaneed ee kama dambaysta ah:

Sida loo hubiyo isdiiwaangelintaada cod-bixiyaha

Waxaad sugi kartaa xaaladda diiwaangelinta codbixintaada (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka Mississippi.

Siyaabo kale oo la isu diwaangeliyo si loo codeeyo.

Waxa kale oo aad kasoo degsan kartaa Foomka Diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha Qaranka (PDF) diyaar ah kuna qoran af Ingiriis iyo luqadood oo dheeraad ah daaqadda furanta hoose (National Voter Registration Form (PDF)) (Ingiriis).

waqtiga lala socodsiiyay: 30 Luulyo, 2024