Is diiwaan geli si aad uga codeyso New Hampshire

Tops of autumn trees with mountains in the distance at sunset

Sida la isugu diiwaan geliyo si’ loo codeeyo

Toos isaga diiwaan geli xafiiska maxalliga ah ee doorashada deegaankaaga. Ka baro wax dheeraad ah oo ku saabsan sida la isaga diiwaan geliyo (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka New Hampshire.

Wakhtiyada kama dambaysta ah ee diiwaangelinta codbixiyayaasha

Wakhtiyada kama dambaysta ah ee diiwaangelinta codbixiyaha ee doorashada Talaada, Nofeembar 5, 2024

  • Is-diwaangeli wakhtiga kama dambaysta ah ee boostada: Waa in la helaa ugu dambayn
  • Isdiiwaangelinta qof-ahaaneed ee kama dambaysta ah:

Sida loo hubiyo isdiiwaangelintaada cod-bixiyaha

Waxaad sugi kartaa xaaladda diiwaangelinta codbixintaada (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka New Hampshire.

waqtiga lala socodsiiyay: 30 Luulyo, 2024