Is diiwaan geli si aad uga codeyso Puerto Rico

City of San Juan and a16th century Spanish fort sits on a cliff above the ocean

Sida la isugu diiwaan geliyo si’ loo codeeyo

Bilow is diiwaangelintaada onlyanka ah (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka Puerto Rico.

Waxaad sidoo kale isku diiwaangelin kartaa inaad ku codayso boostada ama qof ahaan (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka Puerto Rico.

Wakhtiyada kama dambaysta ah ee diiwaangelinta codbixiyayaasha

Wakhtiyada kama dambaysta ah ee diiwaangelinta codbixiyaha ee doorashada Talaada, Nofeembar 5, 2024

  • Is diiwaangelinta online-ka ee kama dambaysta ah:
  • Isdiiwaangelinta qof-ahaaneed ee kama dambaysta ah:

Sida loo hubiyo isdiiwaangelintaada cod-bixiyaha

Waxaad sugi kartaa xaaladda diiwaangelinta codbixintaada (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka Puerto Rico.

waqtiga lala socodsiiyay: 30 Luulyo, 2024