Is diiwaan geli si aad uga codeyso New York

Ellis Island and the Statue of Liberty with New York City in the background

Sida la isugu diiwaan geliyo si’ loo codeeyo

Bilow is diiwaangelintaada onlyanka ah (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka New York.

Waxaad sidoo kale isku diiwaangelin kartaa inaad ku codayso boostada ama qof ahaan (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka New York.

Wakhtiyada kama dambaysta ah ee diiwaangelinta codbixiyayaasha

Find state and local election dates. (oo af Ingiriis ah)

  • Is diiwaangelinta online-ka ee kama dambaysta ah: 10 maalmood ka hor maalinta doorashada
  • Is-diwaangeli wakhtiga kama dambaysta ah ee boostada: Waa in boostadu qabataa 15 maalmood ka hor lana helaa 10 maalmood ka hor maalinta doorashada
  • Isdiiwaangelinta qof-ahaaneed ee kama dambaysta ah: 10 maalmood ka hor maalinta doorashada

Sida loo hubiyo isdiiwaangelintaada cod-bixiyaha

Waxaad sugi kartaa xaaladda diiwaangelinta codbixintaada (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka New York.

Siyaabo kale oo la isu diwaangeliyo si loo codeeyo.

Waxa kale oo aad kasoo degsan kartaa Foomka Diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha Qaranka (PDF) diyaar ah kuna qoran af Ingiriis iyo luqadood oo dheeraad ah daaqadda furanta hoose (National Voter Registration Form (PDF)) (Ingiriis).

waqtiga lala socodsiiyay: 22 Nofeembar, 2024