Is diiwaan geli si aad uga codeyso Northern Mariana Islands

A beach cove, framed by palms and blue water in Northern Mariana Islands

Sida la isugu diiwaan geliyo si’ loo codeeyo

Toos isaga diiwaan geli xafiiska maxalliga ah ee doorashada deegaankaaga. Ka baro wax dheeraad ah oo ku saabsan sida la isaga diiwaan geliyo (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka Northern Mariana Islands.

Wakhtiyada kama dambaysta ah ee diiwaangelinta codbixiyayaasha

Wakhtiyada kama dambaysta ah ee diiwaangelinta codbixiyaha ee doorashada Talaada, Nofeembar 5, 2024

  • Isdiiwaangelinta qof-ahaaneed ee kama dambaysta ah:

Sida loo hubiyo isdiiwaangelintaada cod-bixiyaha

Waxaad sugi kartaa xaaladda diiwaangelinta codbixintaada (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka Northern Mariana Islands.

waqtiga lala socodsiiyay: 30 Luulyo, 2024