Is diiwaan geli si aad uga codeyso Washington

Snow capped Mount Rainier and the port city of Tacoma in the distance from a rocky shoreline

Sida la isugu diiwaan geliyo si’ loo codeeyo

Bilow is diiwaangelintaada onlyanka ah (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka Washington.

Waxaad sidoo kale isku diiwaangelin kartaa inaad ku codayso boostada ama qof ahaan (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka Washington.

Wakhtiyada kama dambaysta ah ee diiwaangelinta codbixiyayaasha

Wakhtiyada kama dambaysta ah ee diiwaangelinta codbixiyaha ee doorashada Talaada, Nofeembar 5, 2024

  • Is diiwaangelinta online-ka ee kama dambaysta ah:
  • Is-diwaangeli wakhtiga kama dambaysta ah ee boostada: Waa in la helaa ugu dambayn
  • Isdiiwaangelinta qof-ahaaneed ee kama dambaysta ah:

Sida loo hubiyo isdiiwaangelintaada cod-bixiyaha

Waxaad sugi kartaa xaaladda diiwaangelinta codbixintaada (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka Washington.

Siyaabo kale oo la isu diwaangeliyo si loo codeeyo.

Waxa kale oo aad kasoo degsan kartaa Foomka Diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha Qaranka (PDF) diyaar ah kuna qoran af Ingiriis iyo luqadood oo dheeraad ah daaqadda furanta hoose (National Voter Registration Form (PDF)) (Ingiriis).

waqtiga lala socodsiiyay: 30 Luulyo, 2024